Riyadeyda waa adiga rumeynteeda waa adiga!

Anigu waxaan ahay mid iska riyooda. Habeen iyo maalin adigaan kugu riyoodaa. Qaali adigana waxaan ku siinayaa riyooyinkeeyga si aad u ogaatid riyooyinkeyga macaankooda. Adigu waxaad tahay ruux igu qaali ah mar walibana adigaan kugu riyoodaa. Qaali  aan wax yar kaga sheege riyadeyda ha moodin in aan xumaan ku riyoodo ee waxaan ku riyoodaa adoo raali ah runtana iigu warmaayo. 

axmed

Advertisements